Ciidamada mujaahidiintu waxay maanta camaliyad Istish-haadi ah oo aad u xooggan ka fuliyeen degmada Maxaas ee dhacda bariga wilaayada Hiiraan, halkaas oo ay ku suganyihiin saraakiil iyo madax ka tirsan kooxda Riddada Soomaaliya oo uu ugu horreeyo murtad Xassan Gurguurte.
Camaliyadda Istish-haadiga ah oo uu fuliyay mujaahid ka tirsan guutada Istish-haadiyiinta ee mujaahidiinta ayaa ka dhacday gudaha degmada Maxaas, waxaana lasoo warinayaa khasaare lixaad leh oo ka dhashay camaliyadda.
Howlgalkan Istish-haadiga ayaa kusoo beegmaya, xilli degmada Maxaas ay labadii maalin ee lasoo dhaafay kusii qulqulayeen saraakiil iyo madax ka tirsan kooxda Riddada Somalia, kuwaas oo uu ugu horreeyo madaxa dowladda Riddada murtad Xassan Gurguurte.