Duqeyntaan Ayaa Saacadihii La Soo Dhaafey Waxay Ka Dhacdey Deegaanka Ganuu Ribad Oo Dhaca Duleedka Degmda Maxaas Ee Bariga Wilaayada Hiiraan.
Sida Uu Idaacada Islamiga Al-Andalus U Xaqiijiyey Qof Goob Jooge Ah Duqeynta Ayaa Waxaa Fuliyey 4 Diyaaradood Oo Nooca Qumaatiga U Kaca Ah Kuwaas Oo Jawi Hoose Ku Socdey
Diyaaradaha Ayaa Duqeeyey Goob Ey Ku Sugnaayeen Dad Xoolalyey Ah Oo Xiligaas Mashquul Kala Duwan Ku Jirey
Duqeynta Ayaa Goobta Ka Dhacdey Laba Jeer Sida Goob Joogaha Sheegey Xili Barqo ah iyo Gelimkii Danbe Ee Shaley Waxayna Ku Rideen ilaa iyo Todobo Gantaal Oo Dhamaantood Meel Cidlo Ah Ku Dhacay.
Majirin wax khasaare ah oo dadka Muslimiinta ah kasoo gaaray duqaymahaasi inta ilaa hada la ogyahay
Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in diyaaradaha loo badinayo inay leeyihiin ciidamada Xabashida Itoobiya ee duulllaan-gaaleedka ku jooga qaybo kamid ah wilaayada Hiiraan
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Duqeynta Hiiraan.
Calamada.com