Waxaa sii kordhaya khasaaraha Murtadiinta lagu gaarsiiyay qarax habeen hore ka dhacay goob ay ku caweynayeen xubno kala duwan oo ka tirsan kooxda ridada Ridada soomaaliya goobtaasi oo ku taala xeebta liido ee degmada Cabdi casiis ee magaalada Muqdisho.
Dhimashada saraakiisha,askarta iyo xubnaha kale ee murtadiinta ee qaraxaas ayaa gaartay 15 murtad waxaana sidoo kale qaraxaas ku dhaawacmay 44 murtad oo ay ku jiraan saraakiil iyo musharax madaxweyne.
Qaraxii ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho oo ay mas’uuliyaddiisa sheegatay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa sababay khasaraa xoogan oo soo gaartay murtadiinta waxeyna kooxda ridada qaraxaas ku weysay xubno iyada muhiim u ahaa.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Xogta Qaraxii Liido Oo Faahfaahsan+Magacyo.