Abwaan Taakow Mucalim Ciise oo ah Abwaan Somaliyeed caana ku ah difaacidda Diinta Islaamka ayaa tiriryay gabay cusub oo xiiso leh.
Gabayan ayuu Abwaanka ugu magacdaray Puntland waxaana uu sigaar ah ula hadlayaa shacabka ku dhaqan dhulka uu ka arimiyo maamulka gaala raaca Puntland,isagoona si gaar ah shacabka ku dhulkaasi ugu baaqay iney iska dul qaadaan maamulka Puntland oo ah maamul u adeega dowlada Xabashida Itoobiya.
Halkan Ka Dhageyso Gabayga Puntland Iyo Abwaan Taakow.
Calamada.com