Idaacada Islaamiga Al-andalus waxey idiin soo gudbineysaa barnaamijka Muslimiinta iyo mowqifka uga aadan cowlamada oo ah barnaamij Todobaadle ah oo Jimco walbo ka baxa Idaacada Islaamiga Al-andalus.
Barnaamijka waa mid muhiimad gaar ah xambaarsan kana qeyb qaadanayaan Culimo,Jaamiciyiin, Aqoonyahano Somali iyo Carab isugu jira, waxaana lagu soo gudbiyaa towjiihaad iyo talooyin muhiim ah oo ku socda Jiilka maanta jooga ee Muslimiintu uga fadhiyaan inay soo celiyaan magacii iyo maqaamkii ay ku lahaayeen Umadaha dhexdooda.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Xalqada 2aad Ee Barnaamijka Muslimiinta Iyo Cowlamada.