Intiinii Todobaadkan la socotay Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxey barnaamijka Faafreebka wararka kusoo gudbisay warbixino Taxane ah oo ay ka diyaarisay”Afar sanadood ka dib weerarkii WestGate.
Warbixinadaas oo ahaa ilaa afar warbixin ayaa diiradda saarayey sida uu ahaa amniga dalka kenya ka hor weerarkii Westgate, sidii uu u dhacay howlgalkaas, qasaaraha nafeed iyo midka dhaqaale ee Kenya ka soo gaaray duullaanka, iyo Afar Sanadood ka dib halka uu taagan yahay amniga Kenya iyo waxa dowlada Kenya ilaa hadda ka ogaatay weerarkaas.
Hadaba dadweynaha Muslimiinta ah ee ku dhaqan Wilayaatka Gedo iyo Jubbooyinka oo ah Wilyaatka ay ku soo duuleen ciidamada Kenya sidee bey u arkaan howlgalkii Westgate, iyo miraha dowlada Kenya ay ka dhaxashay duullaankii ay ku soo qaaday wilayaatkooda.
Halkan Ka Dhageyso Aragtida Dadweynaha Gedo Iyo Jubbooyinka.
Calamada.com