Idaacada Islaamiga Al-andalus ayaa baahisay dardaaranka mid ka mid ah raggii fuliyay camaliyaatkii Istish-haadiga ee todobaadyo ka hor ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan kuwaasi oo lagu burburiyay madaxtooyadii HirShabelle iyo xarunta maamulka Ridada ee gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyne.
Al-istish-haadi Geedow Yarow Maxamed Xasan oo loo yaqaanay Cabdi raxmaan kuna magac dheeraa Ganeey waa mid ka mid ah halyeeyadii fulisay camaliyaddaas, Waxa uu ka dhashay deegaanka Ceel-ansaar ee Wilaayada Islaamiga ee Bakool.
Al-istish-haadi Cabdi Raxmaan ayaa fariin qayyim ah kaga tagay Waalidiintiisa,Mujaahidiinta iyo guud ahaan dadka Muslimiinta, Waxa uu dhanka kale fariin hanjabaad ah u diray Shisheeyaha iyo maleeshiyaatka Garguurte.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Dardaaranka Al-istish-haadi Ganeey.