28-kii Bishii Dilxij ee sanadkii tagay ee 1443H, maalinimo Arbaco ah ayuu weerar nafhurnimo ka dhacay magaalada Marka waxaana lagu beegsaday mas’uul sare oo katirsanaa maamulka isku magacaabay Koonfur Galbeed islamarkaana xiriir lalahaa ciidamada shisheeye.
Idaacadda Andalus ayaa baahisay wareysi laga duubay dagaalyahankii fuliyay weerarkii lagu dilay Cabdullaahi Waafoow oo ahaa guddoomiyaha degmada Marka ee Sh/hoose
Howlgalkaas Naf hurnimo waxaa fuliyay Maxamed Cali Cabdi oo sidoo kale loo yaqaanay Bishaar ama Fazuul.
Wuxuu ahaa wiil dhalinyaro dhiirran oo 22 sana jir ah kana dhashay Beesha Jiiddo gaar ahaan jufada gaytiri, Max’med ayaa ku dhashay degmada Janaale sanaddii 2000.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Dardaaranka Al-istish-haadi Fazuul.