Kusoo dhowaada Kitaabka Akhlaaqu Salaf qeybtiisa 7-aad waxaana akhrinaya Sheekh Jaamac Aaden oo kamid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed.
Waa Kitaab faa’iido uleh muslimiinta ee ka Faa’iideysi wacan, wuxuu kutubkan soo bandhigayaa akhlaaqda salafka oo ay nala gudboontahay in aan ku daynno akhlaaqdooda wanaagsan