Idaacada Islaamiga Al-andalus ayaa bilowday baahinta masaa’il ku saabsan Axkaamta iyo Fiqhiga soonka maadaama fooda nagu soo heyso bishii barakeysneed ee ramadaan.
Casharadaan qiimaha badan waxaa soo diyaariyay oo aqrinaya sheekh cazaam abuu yaxye Allaah ha dhowra.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Xalqada 1-aad.