Wararka ka imaanaya degmada Afmadow ee gobalka Jubbada hoose waxey sheegayaan in galinkii dambe ee shalay diyaaradaha dowlada Nasaarada Kenya duqeyn xogan ka geysteen deegaan hoostaga degmadaasi.
Diyaaradaha Kenya ayaa duqeyntaasi la beegsaday tiro xoolaha la dhaqda ah gaar ah Geela oo xilligaasi daaqayay howdka ku aadan mid ka mid ah deegaanada dhaca duleedka degmadaasi.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi ay la yeelatay xoola dhaqatadii laheed geela faraha badan ee ay duqeynta ku laayeen diyaadaha Nasaarada Kenya.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Xoolo Dhaqatada.
Calamada.com