Waxaa sii kordhaya khasaraha ka dhashay weerar iyo qaraxyo ka dhacay qeybo ka mid ah gobalka Shabeelada dhexe ee Konfurta dalka Somaliya.
Kolanyo Burundeys ah ayaa agagaaka deegaanka Cali Fooldheere ee duleedka degmada Mahadaay lagula beegsaday weeraro toos ah iyo qaraxyo culus.
Wararkii ugu dambeeyay ee weeraradaasi waxey sheegayaan in lagu gubay labo gaari laguna dilay Lix askari oo Burundeys ah,waxeyna warar hoose sheegayaan in khasaaraha uu intaasi ka badanyahay.
Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Soo Korortay.
Calamada.com