Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qarax culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka deegaanka Husingow ee gobalka Jubbada Hoose.
Kolanyada qaraxa lala beegsaday ayaa isugu jiray Kenyaati iyo Maleeshiyaatka maamulka gaala raaca Axmed Madoobe’iyadoona kolanyada qaraxa lala beegsaday ay sahay kasoo qaadeen gudaha Kenya kuwaasi oo u siday ciidamada Nasaarada Kenya ee ku sugan deegaanka Husingow.
Inta la xaqiijiyay qaraxaasi waxaa lagu dilay Todobo askari Kenyaati ah waxaa sidoo kale lagu dilay inka badan Afar askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Axmed Madoobe.
Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta.
Calamada.com