Warar dheeraad ah waxaa laga helayaa howlgal qarax ah oo xalay Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen goob ay ku caweynayeen xubno kala duwan oo ka tirsan dowlada federaalka goobtaas oo u dhaw xeebta Liido.
Saraakiil,askar,musharax madaxweyne iyo xubno kale oo ka tirsan ridada ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxa ka dhacay goobta ay ku caweynayeen xubnaha ridada ka tirsan.