Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar qorsheysan oo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose.
Weerarkan oo ahaa qarax waxaa lala beegsaday kolanyo isugu jirta Saliibiyiinta Mareykanka iyo maleeshiyaatka Murtadiinta waxeyna Weeraradan si gaar ah kaga dhaceen agagaarka deegaanka Baar-sanguuni ee duleedka Kismaayo.
Qaraxa ayaa sigaar ah u haleelay maleeshiyaatka Murtadiinta ee horkacayay kolanyada American-ka waxeyna dadka deegaanka xaqiijiyeen iney arkeen dhimashada hal askari oo Murtad ah iyo dhaawaca mid kale.
Cabsi xoogan ayaa durba soo wajahday kolanyada ay American-ku la socdaan waxeyna dib ugu laabteen magaalada Kismaayo oo markii hore ay kasoo baxeen.
Halkaan Ka Dhageyso Faahfaahinta Qaraxaasi.
Calamada.com