Waxaa sii kordhaya khasaaraha maamul gobaleedka isku magacaabay Puntland kasoo gaartay weerar cag marin ah oo saaka aroortii ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen saldhiga deegaanka af-urur ee hoostaga magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari.
Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkaas xasminta ah lagu dilay sagaal isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsanaa ridada Puntland 15-kalane waa lagu dhaawacay, Waxeyna Mujaahidiintu gubeen 5 gaari iyagoona hub kala duwan ka ganiimeystay xeradaas.
Sidoo kale ciidamada mujaahidiintu waxey gabi ahaan gubeen xeradii deegaanka Af-urur ee duleedka magaalada Boosaaso.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Faahfaahinta Af-urur.