Warbaahinta caalamka ayaa maalmahan hadal haysa lix sanadood oo uu adduunka ka maqanyahay Halyaygii islaamka iyo muslimiinta Sheekh Osama Bin Laden.
Ciwaannada hore ee Wargeysyada iyo Telefeshinada Reer galbeedka waxaa ku qornaa “6 Years, the world without Binladen†oo Macnaheedu yahay Caalamka oo Lix Sanadood Bini Laden la’aan ah!.
Sida Alle qur’aanka Kariimka ku sheegay Shuhadadu ma dhintaan balse waa noolyihiin oo dhanka Rabbi ayaa lagu quudinayaa.
Sheekh Osama Hoggaamiyihii Al Qaacidda isaga oo shahiiday ayaa 6 sanadood kadib loo hadal hayaa sida isaga oo nool, wuxuu ka taariikh iyo sharaf badan yahay kuwa badan oo sheegta in ay yihiin Boqorrada iyo Madaxda Carabta.
Wuxuu ahaa geesi waxbadan ka bedelay isku dheeli tirnaanta awoodda melleteri iyo midda dhaqaale ee caalamka isagoo sanka dhulka ugu jiiday Mareykanka iyo xulufadiisa.
Cadowgiisa dhow iyo midkiisa fog waxay uqireen in uu ahaa geesi ka run sheegay wixii uu aaminsanaa.
Lix sanadood oo Bin Laden uu caalamka ka maqanyahay ayaa lays weydiinayaa maxaa isbedelay, ma rumoobay balanqaadkii Brack Obama ee ahaa in Mareykanka iyo xulufadiisa ay ka nasan doonaan khatarta jamaacaadka Jihaadiga ah?.
2,May,2011 ayay aheyd markii Sheekh Osama lagu dilay weerar ay ciidanka Mareykanka ka fuliyeen deegaanka Otobaad ee wadanka Pakistan.
Wixii xilligaas ka dambeeyay waxaa sare ukacay kororka Jamaacaadka Jihaadiga ah awoodooduna waxay gaartay meel sare.
Kumanaan katirsan ciidanka Mareykanka ayaa lagu dilay wadamada Afghanistan,Yemen,Somalia iyo wadamo badan oo duulaan ay ku tageen ciidamada Nasaarada Mareykanka, muwaadiniin reer galbeed ah ayaa caalamka daafihiisa lagu laayay,jihaadiyiintuna dhulal hor leh ayay isku fidiyeen.
Saxafiga Faysal Cali oo kamid ah soo saarayaasha Barnaamijka Caalamulyowm ee ka baxa idaacadda Andalus ayaa isdul taag qiima badan ku sameeyay sida uu caalamku yahay 6 sanadood oo Bin Laden maqanyahay.