Waxaa sii kordhaya khasaaraha ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya kasoo gaartay weeraro dhabba gal ah iyo qaraxyo lagula beegsaday wadada isku xirta degmooyinka Halgan iyo Beledweyne ee gobalka Hiiraan.
Ilaa iyo shan Kamiin ayaa saddex-dii maalin ee u dambeysay ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya lagula beegsaday wadada isku xirta degmadaasi’sidoo kale tiro qaraxyo ayaa lala beegsaday kolanyada Xabashida Itoobiya.
Labo gaari oo Uuraalo ah ayaa la xaqiijiyay in Xabashida Itoobiya looga gubay qaraxyadaasi’waxaa sidoo kale weeraradaasi dhimasho iyo dhaawac ku noqday askar fara badan oo Itoobiyaan ah.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Khasaaraha Itoobiya.
Calamada.com