Idaacadda Andalus ayaa baahisay gabayo cusub oo laga duubay qaar ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed, kuwaasi oo lagu difaacayo Sharafta Nabiga SCW, waxayna ka koobanyihiin ilaa lix gabay.
Gabayada ayaa ka mid ah dagaalka dhinaca afka ah ee Soomaalidu ay aad u adeegsato, waxna la isugu sheego, gabayguna inta badan wuxuu ka dhashaa marka abwaanadu ay dareemaan wax farxad galiya ama wax caro galiya.
Gabayadan hadda ay duubeen ayaa ka dhashay caradii muslimiintu ay ka qaadeen aflagaadadii loo gaystay suubanaha Nabi Maxamed NNK.
Halkan hoose ka dhagayso gabayada ama kala dag.
01 Gabayga Fiidmeerta Duushaay Abwaan Cikrama.
02 Gabay abwaan Abu Yuusuf difaaca Nabiga.
03 Gabay Abwaan Macalim Max’ed.
05 Gabay Cusub Fariin Faransiiska Abwaan ilkacase