Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa bilowday warbixino Taxane ah oo ay ku eegeyso Jabahaadka Jihaadiga ee Caalamka iyo halka 16 sanadood ka dib ay taagan tahay Masiiradii Jihaadka ee ka soo dhaqaaqday dhulka Khurasan.
Warbixinadan oo ka kooban Lix qeybood laguna baahinayo barnaamijka Faafreebka Wararka ayaa mid mid loogu eegayaa saaxaadka Jihaadka ee Caalamka iyo halka uu halgankoodu taagan yahay.
Caawa Waxaan idiin soo gudbineynaa warbixintii Afaraad oo aan ku eegeyno Saaxaada Galbeedka Afrika oo ay ka dagaalanto Jamaacada U Gargaarida Islaamka Iyo Muslimiinta.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Qeybta 4-aad.
Calamada.com