Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa bilowday warbixino Taxane ah oo ay ku eegeyso Jabahaadka Jihaadiga ee Caalamka iyo halka 16 sanadood ka dib ay taagan tahay Masiiradii Jihaadka ee ka soo dhaqaaqday dhulka Khurasan.
Warbixinadan oo ka kooban Lix qeybood, habeen walbana lagu soo gudbin doono barnaamijka Faafreebka Wararka ayaan mid mid ugu eegi doonaa saaxaadka Jihaadka ee Caalamka iyo halka uu halgankoodu taagan yahay.
Caawa Waxaan idiin soo gudbineynaa warbixintii koowaad oo aan ku eegeyno Saaxada Afghanistan.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Qeybta Kowaad.
Calamada.com