Dhawaan munaasabad ballaaran oo ka dhacday deegaan ka tirsan gobalka Shabeelada dhexe waxey beelweynta Abgaal ku caleymo saaratay Imaam Cusub oo ay yeelatay beesha.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay imaamka guud ee beesha Abgaal Imaam Maxamuud Xaaji Xaamud kaasi oo Imaamka uu kaga hadlay arimo muhiim ah.
Imaamka Beesha Abgaal ayaa sheegay in beesha ku hogaamin doono ku dhaqanka Shareecada Islaamka,sidoo kale waxa uu xusay in la isku xeri doono guud ahaan beesha meelkasta oo ay joogta dal iyo dibad.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Imaamka Beesha Abgaal.
Calamada.com
Imaam Maxamuud Xaaji Xaamud allaha lagarab galo xilka loo caleemo saaray allah kayeelo mid beesha ku toosiyo wadada xaqqa ah
Imaam Maxamuud Xaaji Xaamud Allaha lagarab galo xilka loo caleemo saaray Allah kayeelo mid beesha ku toosiyo wadada xaqqa ah