Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya iney soo xumaatay xaalada dalkaasi isla markaana faraha uu ka baxay amaanka dalka Kenya.
Waxaa xirmay wadada dheer ee isku xirta magaalooyinka Mandheere iyo Nayroobi kadib markii ay halkaasi ku sii bateen weerara ka dhanka ah Saliibiyiinta Kenya ee ay fulinayaan ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa warbixin Cajiib ah ka diyaarisay xaaladda cakiran ee ka jirta dalka Kenya,iyadoo dowladda Kenya ay ka mid tahay dowladaha kusoo duulay dalka Somalia.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta.
Calamada.com