Maalintii Labaad waxaa galay weerarka lagu daahfuray Camaliyadda Istish-haadiyada ah ee geesiyaasha Towxiidka ku qaadeen hoteelka Xayaat ee Muqdisho kaasi oo ay daganyihiin saraakiisha iyo xubanaha kale ee federaalka.
Jaabir waa mid ka mid ah halyeeyada ka dhex dagaalameysa gudaha hoteelka, Isagoo la hadlayay idaacada Islaamiga Al-andalus ayuu xusay in wali ay ka dhex dagaalamayaan gudaha hoteelka ayna caafimaad qabaan ragga Mujaahidiinta ah ee kula sugan gudaha hoteelka.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Al-mujaahid Jaabir.