Maxkamada Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka waxey fulisay xad ka mid ah xuduuda Allaah kaasi oo ka dhacay fagaara ku yaala degmada Jamaame ee gobalada Jubbooyinka.
Xadkan oo ahaa Xaddu Ridah waxaa lagu fuliyay labo nin oo jawaasiis u ahaa maamulka gaala raaca Axmed Madoobe,goobta fagaaraha waxaa soo xaadiray kumanaan ruux oo ka mid ah bulshada magaalada.
Qaadiga Maxkamda Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa goobta fagaaraha kaga dhawaaqay xukunka Xadka ah ee lagu fuliyay Jawaasiista lagu kala magacaabo.
1-Ibraahim Abuukar Farxaan oo Da,diisu tahay 27 Sano jir.
2-Siidii Axmed Muxamed Maadey oo da,diisu tahay 26 Sano Jir.
Calamada.com
Anaga dadka soomaaliyeed EE muslimiintaa waxaan ka sugeynaa ineey cadwga noo soo basaasaan laakiin dadka sidaan labadaan qaain EE diintooda dollar siistey oo kale madaxaan ka tooganeynaa AMA waa gowraceenaa sida xoolaha oo kale.kuwaan oo kale xoolaha ka qiimo badan