Mu’assasada Al-malaaxim garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Jaziirada Carabta ayaa baahisay kalimad uu jeediyay Amiirka Mujaahidiinta Jaziirada Carabta Sheekh Qaasim A-riimi taasi oo ay Mujaahidiinta ku sheegteen mas’uuliyadda weerar saraakiil American ah oo bishii December 2019 ka dhacay saldhig kuyaal gobolka Florida ee dalka Mareykanka.
Kalimad uu jeediyay Sheekh Qaasim Al Riimi amiirka Al Qaacidda ee Jaziiradda Carabta ayuu ku sheegay in weerarkaas uu ka dambeeyay dagaalyahan mujaahid ah oo isku dhax qarinayay ciidamada dowladda Sacuudiga.
Idaacadda Islaamiga ah ee Andalus ayaa kalimaddan uu jeediyay Amiirka Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Jaziirada Carabta ku Tarjumtay Luqadda Somaliga.
Halkan Ka Dhageyso Kalimadda Sh Qaasim Al-riimi oo Af-somali Lagu Tarjumay.
Calamada.com