Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay iska hor,imaad xoogan oo labo beeleed oo walaala ah ku dhexmaray degmada Buuhoodle ee gobalka Togdheer.
Inta la xaqiijiyay Todobo ruux ayaa ku dhimatay tiro kalane weey ku dhaawacantay iska hor’imaadkan labada beelood ku dhexmaray degmada Buuhoodle.
Wararka saaka laga helayo degmada waxey sheegayaan iney suura gal tahay in markale iska hor imaad ka dhacay degmadaasi waxeyna qoysaska qaar bilaabeen iney isaga barakacaan degmadaasi.
Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta.
Calamada.com