Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose waxey sheegayaan in weerar khasaara culus lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka Murtad Axmed Madoobe uu ka dhacay duleedka magaaladaasi.
Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey weerar culus ku qaadeen maleeshiyaat ka tirsan maamulka gaala raaca Axmed Madoobe oo kasoo baxay Kismaayo soona aaday dhanka deegaanka Yoontooy oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmadaasi.
Idaacada Islaamiga Andalus waxey baahisay in weerarkaasi lagu dilay Labo askari laguna dhaawacay Todobo kale oo gabi ahaantooda ah maleeshiyaatka maamulka Axmed Madoobe.
Maleeshiyaatka Axmed Madoobe ee weerarkan lagu qaaday ayaa iyagoo khasaara culus gaaray waxey dib ugu laabteen magaalada Kismaayo.
Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Weerarka.
Calamada.com