Waxaa sii kordhaya khasaaraha dowla Ridada iyo maamulk gobaleedyada lagu gaarsiiyay weerarka galay Maalintii Labaad ee ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay ku qaadeen hoteelka Naasa hablood Labo ee ku dhaw xarunta madaxtooyada Villa Somalia.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in Maalintii Labaad ciidamada Shabaabul Mujaahidiin si buuxda u maamulayaan hoteelka oo galinkii dambe ee shalay si buuxda ay ula wareegeen gacan ku heynta hoteelkaasi.
Sidoo kale Andalus ayaa baahisay magacyada qaar ka mid ah xubnaha Murtadiinta ee lagu dilay weerarka maalintii labaad galay ee ka socda hoteelka Naasa Hablood oo ah hoteel uu leeyahay Waziirka Amniga dowlada Farmaajo ninka lagu magacaabo Muxamed Abuukar Islow.
Halkan Ka Dhageyso Xogta Weerarka Naasa Hablood Labo Iyo Magacyada Xubnaha Qaar Ee La Dilay.
Calamada.com