Gudaha dalka Kenya waxaa wali ka taagan qalalaaso u dhaxeeya dowlada Nasaarada Kenya iyo mucaaradka dowlada taasi oo salka ku heysa doorashadii dhawaan ka dhacday dalkaasi.
Maxkamada Sare ee dalka Kenya ayaa war kasoo saartay doorashadii dhawaan ka dhacday dalka Kenya iyadoona mucaaradka fasax u siisay iney daba gal iyo baaritaan ku sameeyaan sanaadiiqdii codadka doorashada si ay u keenaan cadeymo muujinaya in lagu shubtay doorashadaasi.
Hadalka kasoo baxay maxkamada sare ee Kenya ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan mucaaradka dowlada Nasaarada Kenya ay sheegeen in hadii xitaa maxkamada ay diido in lagu shubtay doorashadaasi ay xaqooda kusoo cishandoonaan qori caaradiisa taasi oo muujineysa in mucaaradka dagaal diyaar u yahay.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta.
Calamada.com