Dhaayow Muxamed Xasan oo 44 sana jirb ah ayey maxkamada wilaayada islamaiga Bay iyo Bakool Kufilisey Xukun Xadu Rajmi kaasi oo ka dhacay fagaara weyn oo ku yaala mid ka mid ah deegaanada wilaayadaasi.
Ninkan ayaa laga soo Qabtey Deegaano Hoostaga Degmada Ufurow Bishii Shacbaan kadib markii Dacwada ay usoo gudbisteen maxkamada Ehelada Gabar uu ka Zineystay.
Sida maxkamadu sheegtey Dhaayow oo laba xaasle ahaa ayaa Qirtey Denbiga lagu soo oogey oo ahaa inuu Ka Zineystay Gabar Muslimad ah.
Intaasi kadib maxkamadu waxey Dib ubaartey Cafimaadkan ninkan waxaana cadaatey inuu Fiyowyahay,sidaasina uu kumuteystey in Xadka laga Oofiyo.
Calamada.com