Fagaara weyn oo ku yaala degmada Kurunwaarey ee gobalka Shabeelada hoose waxaa ka dhacay xad ka mid ah xuduuda Allaah kaasi oo ay fulisay maxkamada Wilaayada Islaamiga Shabeeelada hoose.
Goobta fagaaraha waxaa soo xaadiray kumanaan ka mid ah bulshada ku dhaqan degmada iyo deegaanada hoostaga degmadaasi kuwaasi oo ka koobnaay rag’haween iyo caruur.
Xadka oo ahaa xaddu Sariqah waxaa lagu fuliyay labo ruux oo ku kacday fal xatooya kuwaasi oo laga jaray gacanta midig.
Labo maalin ka hor ayeey aheed markii maxkamada WI Jubbooyinka fulisay xaddu Ridah oo dil toogasho ah kaasi oo lagu fuliyay sarkaal ka tirsanaay maamulka gaala raaca Axmed Madoobe.
Halkan Ka Dhageyso Xadka Gacan Goynta Ah.
Calamada.com