Xilli Labo Maalin ka hor weerar si ba,an loogu xasuuqa askarta Nasaarada Uganda uu ka dhacay duleedka degmada Buulo mareer ee gobalka Shabeelada hoose waxaa arintaasi ka hadlay waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed.
Nabadoon Muxamed Axmed Fartaag oo ah ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed waxa u si aad ah u bogaadiyay askarta dowlada Uganda looga xasuuqa gobalka Shabeelada Hoose.
Nabadoon Fartaag ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan goobaha ay ku suganyihiin ciidamada Kufaarta Afrikanta iyo kuwa dowlada Farmaajo iney hurdada ka kacaan,hubka qaataan oo ay garab istaagaan Mujaahidiinta si loo dhameystiro shisheeyaha jabay.
Dhawaan ayey aheed markii Konton iyo Kow askari dowlada Uganda looga dilay Kamiin dagaal isku badalay oo ka dhacay wadada isku xirta degmada Buulo mareer iyo deegaanka Shalambood ee gobalka Shabeelada hoose.
Halkan Ka Dhageyso Nabadoon Fartaag.
Calamada.com