Warbixin kasoo baxday gaalada QM ayaa Lagu sheegay in weerarkii ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Labo bil ka hor ku qaadeen xabsiga ugu weyn magaalada Boosaaso lagu soo furtay 337 Maxbuus oo ay ku jiraan dumar Muslimaat ah.
UN-ka ayaa ku tilmaamay weerarkaas mid ka mid ah kuwii ugu fariidsanaa ee ay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin fulisay bilooyinkii ugu horeeyey ee sanadkan.
21-kii bishii Rajab-ee sanadkan 1442-Hijri oo ah habeen jimco ah waxey aheed habeen taariikhi ah oo diiwaanka jihaadka ka gashay baal dahab ah waana habeenkii mujaahidiintu duulaan maxaabiis soo furasha ah ku qaadeen xabsiga ugu weyn magaalada Boosaaso, Iyagoona xabsiga si xoog ah uga soo furtay 400 maxaabiis muslimiin ah.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta.