Idaacadda Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay Wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Waaliga Wilaayada Islaamiga Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhan.
Andalus ayaa Sheekh Abuu Nabhan ka wareysatay Arimo muhiim ah waxa uuna Waaliga Qeybta Labaad ee Wareysiga si faahfaahsan kaga hadlay Kulimo muhiim ah oo ay la yeesheen qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmooyinka iyo deegaanada Wilaayada Islaamiga Hiiraan.
Halkan Ka Dhageyso Qeybta Labaad Wareysiga Waaliga Hiiraan.
Calamada.com