Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kaba Ku Dukade oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Shabeelaha Dhexe ayaa waresiga ay la yeelatay idaacadda Al-furqaan qeybtiisa labaad uga warramay qodobo muhim ah.
Sheekhu wuxuu si guud ahaaneed uga warbixiyay arrimaha heshiisiinta qabaa’ilka iyo horumarka ay ka gaareen, wax barashada, cadaaladda iyo qodobo kale.