Xaalada deegaanka Istiraatiijiga ah ee Basra oo ah deegaan isku xira degmooyinka Balcad iyo Afgooye ee gobalada Shabeelada hoose iyo Shabeelada dhexe ayaa dagan kadib markii shalay ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay la wareegeen gacan ku heynta deegaankaasi.
Raayada Towxiidka ayaa ka babaneeyso deegaanka Basro,iyadoona ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay si toos ah u maamulayaan deegaankaasi.
Dadka deegaanka ayaa si weyn usoo dhaweeyay la wareegidda ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka waxeyna shacabka ku dhaqan deegaanka Basra maalintii Labaad ku naaloonayaan nabad iyo farxad.
Calamada.com