Iyadoo dhawaan nin ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug Aflagaado u geystay Nabi Muxamed صلي الله عليه وسلم waxaa arintaasi si adag uga hadlay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi gaar ah oo arintaasi ay kala yeelatay Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Mudug Sheekh Cabdul Qaadir Abuu Cadnaan.
Waaliga Mudug ayaa si faahfaahsan kaga hadlay xukunka Ninka caayay Nabiga SCW iyo waxa kala gudboon Muslimiinta iyo Mujaahidiinta.
Abuu Cadnaan ayaa sheegay in waxa kaliya ee Ninkaasi mudanyahay ay tahay dil iyo in nafta laga gooyo “adeer Xukunka Ninkaas wuxuu Kitaabka alle ku xukumay dil,insha’allaah Ninkaas iyo madaxiisa iskuma oollayaan, Mujaahidiinta iyo Muslimiinta Ninkaas waxaa uga yaal in ay madaxiisa kala gooyaan” ayuu yiri Abuu Cadnaan.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Waaliga Mudug Oo Dhameystiran.
Calamada.ccom
Jazakalahu shiikh Abuu Cadnaan Ninkaas waa dil xukunkiisa