Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa buuraha Goolis kusoo bandhigay askari kasoo goostay maamulka gaala Puntland.
Munaasabadii lagu soo bandhiyay ayaa ka dhacday Goolis,iyadoona halkaasi Towxiidka loogu qabtay askariga Towbadkeenka ah ee kasoo goostay maamulka Puntland.
Muxamed Saciid oo ah askariga Towbadkeenay ayaa wareysi uu siiyay Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxa uu ku cadeeyay inuu Allaah u Towbadkeenay kana soo laabtay Gaalnimadii uu ku jiray.
Sidoo kale askarigan ayaa xusay in maamulka Puntland uu yahay maamul u adeega gaalada isagoona maamulka iyo maleeshiyaatka Puntland u diray baaq Towbadkeen ah.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Askariga Puntland Kasoo Goostay.
Camalada.com
اللهم انصرالمجاهدين في كل مكان وخاصة في الصومال