Saacadihii lasoo dhaafay waxaa deegaanka Cali Fooldheere hoostaga degmada Mahadaay ee gobalka Shabeelada dhexe lagu soo bandhigay Siddeed askari oo kasoo goosatay dowlada Ridada ee madaxweynaha uu ka yahay Farmaajo.
Askartan ayaa Towxiidka loogu qabtay goob fagaaraha ah’munaasabadii lagu soo bandhiyay askartan kasoo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Wilaayada iyo qaar ka mid ah Ehelada askartaasi.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi ay la yeelatay askartaasi Towbadkeenayaasha ah kuwaasi oo xusay iney si aad ah ugu faraxsanyihiin Towbada Allaah uu waafajiay iyo iney kasoo baxeen Safkii Gaalada oo ay kusoo biireen Safka Muslimiinta.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Askarta Towbadkeenayaasha Ah.
Calamada.com