Afhayeenka Taliska Ciidamada Mujaahidiinta Xarakada Alshabaab Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab oo shir jaraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa waxa uu Afhayeenka kaga hadlay Howlgala kala duwan oo Ciidamada Mujaahidiinta ay ka kala fuliyeen Konfurta iyo Bartamaha dalka Somalia iyo Gobalka NFD ee ay xooga ku heysata Dowladda Saliibiyadda Kenya.
Sheekh Abuu Muscab ayaa ugu horeyn Faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Howlgalo Qaraxyo ah oo Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha Magaalada Muqdisho, Qaraxyadaasi oo lala beegsaday khasaara culusna lagu gaarsiiyay Murtadiinta.
Sidoo kale Sheekh Cabdul Casiis Abuu Muscab Ayaa Sharaxaad ka bixiyay Howlgalo kala duwan oo Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka kala fuliyeen Dhulka Kenya Xooga kaga heysata Somaliya iyo Wilaayada Mudug ee dhacda Bartamaha Dalka Somalia.
Halkan Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Abuu Muscab.
Calamada.com