Afhayeenka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa ka hadlay weeraradii saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay la beegsadeen ciidamada Kufaarta iyo kuwa Murtadiinta.
Sheekh Abuu Muscab ayaa ka warbixiyay weeraro ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ka kala fuliyeen gobalada Shabeelada hoose,Jubbada hoose iyo Gobalka Banaadir kuwaasi oo lala beegsaday ciidamo isugu jirta American,AMISOM iyo kuwa dowlada Ridada.
Afhayeenka ayaa xusay in weerarada ka dhacay gobalka Shabeelada hoose ciidamada Uganda looga dilay Saddex askari Labo kalane looga dhaawacay,waxa uu sidoo kale Sheekha xusay in weerarada Shabeelada hoose ka dhacay ciidamada Uganda looga gubay Saddex gaari oo noocyda gaashaaman ah.
Halkan Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Abuu Muscab.
Calamada.com
masha allah waan ku farax sanahay