Shir jaraa.id oo uu warbaahinta islaamiga u qabtay Sheikh Cabdi Casiis Abuu Muscab afhayeenka Talisja ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ayuu faafaahin dheeraad ka bixiyay howlgalo ciidanka Mujaahidiinta ka kala fuliyeen Wilaayaatka Gedo iyo Shabeellaha hoose.
Sheikh Cabdi Casiis ayaa ugu horeeyn ka warbixiyay qarax ay la beegsadeen gaari ciidan oo uu saarnaa taliyihii maleeshiyaadka Murtadiinta qaybta 12-ka April kaas oo ka dhacay wadada xeebta ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Marka.
Abuu Muscab ayaa sidoo kale faahfaahin ka bixiyay weerar askar lagu dilay oo ciidamada Mujaahidiinta aya ka fuliyeen duleedka degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo.
Halkan Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Abuu Muscab.
Calamada.com