Iyadoo Maanta ay tahay Kowda bisha Dil-xijah ee Sanadka-1439 Hijri waxa uu Mareega Calamada idin soo gudbinayaa Muxaadaro Qayim ah oo ka hadleysa Fadliga Tobanka Maalmood ee ugu horeeya Bisha Dul Xijjah iyo Sida la doonaya iney uga faa’ideystaan dadka Muslimiinta.
Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed Kuwooda Rabbaaniyiinta ah ayaa jeediyay Muxaadaradaan aadka u muhiimka ah.
Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada Qiimaha Badan.
Calamada.com