Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Gedo Sheekh Cabdi Raxman Abuu Muxamed oo shir jaraa,id u qabtay Warbaahinta waxa uu ka hadlay arimo badan oo muhiim ah.
Waaliga ayaa ugu horeyntii si guud uga warbixiyay xaalada guud ee wilaayada Gedo waxaana uu xusay in xaalada wilaayada ay aad u wanaagsantahay.
Sidoo kale Sheekh Abuu Muxamed waxa uu Kalimadiisa kusoo hadal qaaday weeraradii ka kala dhacay degmooyinka Beledxaawo iyo Ceelwaaq oo ka wada tirsan gobalka Gedo.
Halkan Ka Dhageyso Shirka Jaraa,id Ee Waaliga Gedo.
Calamada.com