Mu’asasada Al-malaaxim ee garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Jaziiratul Carab ayaa baahisay kalimad cusub oo uu jeediyay Sheekh Abuu Hureyra Qaasim Riimi oo ah Amiirka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Jaziiratul Carab.
Kalimadda oo la dhageysankaro wax ka badan muddo 10 daqiiqo ayaa ah mid Baroor diiq ah oo Sheekha uu kaga hadlay geeridii Sheekh Cumar Cabdi Raxman oo dhawaan ku geeriyooday xabsi ku yaala dalka Mareykanka.
Sheekh Qaasim ayaa markale ehelada Sheekha iyo guud ahaan Mujaahidiinta uga tacziyeeyay geerida Sheekh Cumar Cabdi Raxman’waxa uu sidoo kale xusay in Muslimiinta laga doonayo iney u aargudaan Sheekha Caalamka ah ee ku geeriyooday Xabsiyada Mareykanka.
Sidoo kale Sheekh Abuu Hureyra Qaasim Riimi ayaa soo hadlay qaaday qaar ka mid ah dadka Muslimiinta ee wali ku jira Xabsiyada gaalada sida Drs Caafiyah Sidiiqi Allaah haka soo saaro xabsiyada gaalada.
Halkan Ka Dhageyso Dhageyso Kalimada Amiirka.
Halkan Ka Degso Kalimada Amiirka.
Halkan Ka Degso Kalimada Oo youtube Ah.
Calamada.com