Waaliga Wilaayada Islaamiga Shabeelada hoose Sheekh Muxamed Abuu Usamah oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada Alfurqaan ayaa ka hadlay weerarka fashilmay ee Cadowga Allaah ay ku soo qaadeen deegaanka Mubaarak,waxaaana uu xusay in ciidamo isugu jira saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa Murtadiinta gaar ahaan ciidamada degan garoonka Bilidoogle ee Sh hoose ay weerar kusoo qaadeen deegaanka kuwaasi oo hadafkoodu ahaa iney dhibaateeyaan dadka Muslimiinta islamarkaana carqaladeeyaan amniga ay heystaan dadka Muslimiinta.
Sheekh Abuu Usmaah Waaliga Wilaayada Islaamiga Shabeelada hoose ayaa xusay in weerarkan fashilmay sigaar ah kaga dhacay deegaanka Mubaarak waxa uuna intaas ku daray in ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa murtadiinta ay dhowr habeenyimaadeen hareeraha deegaanka iyaga oo doonaya iney soo weeraraan magaalada balse cabsi awgeed ay ulaabteen habeenadaasi ugu dambeyntiina markii ay isku dayeen in weerarka ay fuliyaan ay ku dhaceen dabinkii Mujaahidiinta ay u dhigeen.
Waaliga ayaa sidoo kale carabaabay in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya Mujaahidiinta iyo cadowga Saliibiyiinta iyo Murtadiinta weerarka soo qaaday kaas oo ugu dambeyntiina khasaara culus oo naf iyo maal ah cadowga allaah lagu gaarsiiyay.
Waaliga waxa uu sidoo kale xusay in xogta ay heyso Wilaayada ay tahay in ugu yaraan Afar askari cadowga weerarka soo qaaday goobta looga dilay kuwaasi oo mid ka mid ah Baqtigiisa deegaanka kaga carareen, saddexda kalena ay baqtiyadooda geysteen garoonka Bilidoogle.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Waaliga Shabeelada Hoose.
Calamada.com