Waaliga Wilaayada Islaamiga Shabeelada dhexe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Sheekh Axmed Kabo Ku Dukade oo Wareysi ay la yeelatay idaacada Diiniga Alfurqaan ayuu wareysigaasi kaga hadlay arimo muhiim ah.
Sheekh Yuusuf ayaa si faahfaahsan kaga hadlay jabka iyo fashilka ciidamada Kufaarta iyo kuwa Murtadiinta ay kala kulmeen duulaanka ay kusoo qaadeen qeybo ka mid ah wilaayadaasi.
Waaliga ayaa sidoo kale ka hadlay xaalada guud ee Wilaayada Shabeelada dhexe waxa uuna xusay in xilli Roobaadka Dayrta ay ka curteeen qeybo badan oo ka mid ah Wilaayada Roobkaasi oo ay dadka iyo duunyada si aad ah ugu diirsadeen.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Waaliga Shabeelada Dhexe.
Calamada.com