Iyadoo Maamo Kooban ay ka harsantahay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan waxa uu webka Calamada bilaabayaa tabinta Duruus diini ah oo ku saleysan sidii dadka Muslimiinta kusoo dhaweyn lahaayeen bishaasi.
Daruustaan taxana ah ee ka hadlaya sida loo soo dhaweynaya Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaa soo jeedinaya Allaah haka ajar siiyo Sheekh Mustafa Al-salafi oo ka mid ah culimada Somaliyeed kuwooda Mujaahidiinta ah.
Halkan Ka Dhageyso Sidee Kusoo Dhaweynaa Bisha Ramadaan Qeybta 6-aad.
.اللهم بلغنا رمضان و أنت راض عنا يا رب العالمين
Calamada.com