Mu’assasada Al-kataa’ib waxey goordhaw baahisay isdaarikii ay ballan qaaday ee la wada sugayay kaasi oo ah fariin ku socota madaxweynaha dowladda saliibiyadda Kenya gaal Uhura kinyaata, iyo dowladiisa iyo guud ahaan shacabka saliibiyiinta Kenya.
Isdaarkan oo la daawan karo muddo 14 daqiiqo oo sakano yar dhiman ayaa waxaa kasoo muuqanaya mid ka mid ah askarta saliibiyiinta Kenya ee nolasha ay ku hayaan Shabaabul Mujaahidiin.
Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa luqadda Soomaaliga ku tarjumtay fariinta luqadda sawaaxiliga ku baxeysa ee uu diray askariga maxbuuska kenyaatiga ah.